tiqraaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la tiqraaray ahaansho. ld taqraarqan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiqraaran

tiqraarnaan [m.f.dh]
eeg tiqraaran. ld taqraarnaan, taqraarnaansho, tiqraar-naansho.

tiqraar [m.l] (-rro, m.dh)
Shay adag oo la kala dhexgeliyo laba wax si ayan isu qabsan. ld taqraar¹.

tiqraar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, rtay)
Shay adag laba wax kala dhex gelin si ayan isu qabsan. ld taqraar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg