tirci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nafley si tartiib ah u wadid. ld turci.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tirci ↴
tircid [m.f.dh]
eeg tirci. ld turcid.
tircin [m.f.dh]
eeg tirci. ld turcin.
turci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld tirci.
turcid [m.dh]
ld tircid.
turcin [m.dh]
ld tircin.
tir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, rtay)
1. Wax muuqooda baabi'in. 2. Ka t.: wax wasakh ka sifayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg