tiri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid. 2. Gabay, hees iwm curin. 3. Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn. 4. Ku t.: wax rasaas ku furid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiri ↴
yaa [e.we]
Maxaad tiri? Ku soo celi!
laashin [m.l] (-nno, m.dh)
Qof maansada tiriya.
oontirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oontir.
qaaraami [m.l]
1. Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa. 2. Q. ah: qof heesihii hore ee caashaqa tirin jirey. ld qaraami.
raadgoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-gooyay, -goysay)
1. Raad-gooyo samayn. 2. Wax cirib tirid.
taallatiriyaad [m.dh] (-dyo, m.l)
Dhagxaan tiro badan oo sida buur yar u habaysan oo dadkii hore xabaasha madaxdooda ku dhisi jireen.
waafaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Arrin jirta arrin kale haleelid. 2. Ku w.: hadal cid kale tiri ku raacid ama taageerid.
abtiri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U a.: qof faraciisu siday isu dhaleen sheegid.
abtirin [m.f.dh]
eeg abtiri. ld abtiris.
abtiris [m.l]
ld abtirin, abtirsiinyo.
ti [dk.lh.dh] (-ti)
ld tiisa².