tirji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Xarig iwm oo xoog leh samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tirji ↴
maroog [m.l]
Xarig la tirjinayo si xoog leh oo la isugu duubo.
tirigsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Xarig si tirjis ah loo sameeyay ahaansho.
tirigso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Xarig saddex dhudood ah soohasho. ld tirjiso.
tirjin [m.f.dh]
eeg tirji. ld tirjis.
tirjis [m.l]
ld tirjin.
tirjiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld tirigso.
tir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, rtay)
1. Wax muuqooda baabi'in. 2. Ka t.: wax wasakh ka sifayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg