tiro kisi
(m.dh)(xis.) Haraa la'aan tirada aan u qaybsami karin labo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiro kisi ↴
watar [m.l]
Salaad sunne ah, habeenkii la tukado oo rakcadaheedu tiro kisi ah yihiin. ld witir.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg