tirooyin-khayaali
(m.l)

(xis.) Tiro murakab ah oo leh sansanka a+bi oo b aan la'ekayn eber, aas oo, a iyo b yihiin tirooyin maangal ah, iyo i = -1. Ama waa tiro labajibbaarkeedu uu yahay tabane.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tirooyin-khayaali

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg