tirooyinka lakab la'
(m.l)(xis.) Tiro maangal ah oo aan loo qori karin abyoone ahaan ama aan loo qori karin qaybta la'aa abyoone. Tirooyinka lakabka la'waa akoobane, jajab tobanle aan soo noqnoqon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tirooyinka lakab la' ↴
tirooyinka lakab la' [m.l]
(xis.) Tiro maangal ah oo aan loo qori karin abyoone ahaan ama aan loo qori karin qaybta la'aa abyoone. Tirooyinka lakabka la'waa akoobane, jajab tobanle aan soo noqnoqon.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg