tirsasho
(m.f.dh)

eeg tirso. ld tirsi (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tirsasho

tabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
1. Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho. 2. Dhacdo godob ka tirsasho.

abtirsasho [m.f.dh]
eeg abtirso. ld abtirsad, abtirsi.

mitirsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mitirso. ld mitirsad, mitirsi.

murso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Ka m.: caano, subag, malab iwm oo weel ku haray farta murugsatada ku tirsasho.

tirsi [m.l]
1. Tiro taxan mid ka mid ah. 2. ld tirsasho.

xisaabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Wax tirsasho. ld xisaabso.

xoolatirsasho [m.f.dh]
eeg xoolatirso. ld xoola-tirsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg