tirxi
(m.l)

ld dixiri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tirxi

dixiri [m.l]
Dulin xamaarta, noocyo badan, lafo iyo lugo lahayn oo oogadiisna xibnoxibno u qaybsantahay. ld dirxi, dixri, tirxi, tixiri, tixri.

tir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, rtay)
1. Wax muuqooda baabi'in. 2. Ka t.: wax wasakh ka sifayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg