tixraacid
(m.f.dh)

eeg tixraac². ld tixraac¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tixraacid

tixraac [m.l]
ld tixraacid.

xigo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. Neef dhowaan la maalay mar kale maalid. 2. Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.

tixraac [m.l]
ld tixraacid.

tixraac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Qoraal, hadal iwm xigasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg