tixri
(m.l)

ld dixiri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tixri

dixiri [m.l]
Dulin xamaarta, noocyo badan, lafo iyo lugo lahayn oo oogadiisna xibnoxibno u qaybsantahay. ld dirxi, dixri, tirxi, tixiri, tixri.

tix [m.dh]
1. Ereyo qaafiyad iyo miisaan leh. 2. Gabay dhowr beyd ka kooban.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg