tobbog
(m.l)1. Geedaha mid ka mid ah 2. Qof dheer oo jirkiisu isku tigtigan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tobbog ↴
tobbogsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dheer oo jirkiisu isku tigtiganyahay ahaansho.
tobbogsanaan [m.f.dh]
eeg tobbogsan. ld tobbogsanaansho.
tobbogsanaansho [m.l]
ld tobbogsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg