tobnaad
(m.l.t.j)ld tobanaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tobnaad ↴
o [m.dh]
(o') Xarafka shan iyo tobnaad ee
xuruufta af soomaaliga ah, waana shaqal.
t [m.dh]
(ta') Xarafka sagaal iyo tobnaad ee alifka
soomaalida, waana shibbane.
s [m.dh]
(sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee
alifka soomaaliga, waana shibbane.
j [m.dh]
(ja') Xarafka tobnaad ee xuruufta
soomaaliga, ahna shibbane.
k [m.dh]
(ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka
soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf. kaaf
l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.
m [m.dh]
(ma') Xarafka saddex iyo tobnaad ee
xuruufta af soomaaliga, waa shibbane. ma'
n [m.dh] (na')
Xarafka afar iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.
q [m.dh]
(qa') Xarafka lix iyo tobnaad ee alifka
soomaaliga oo shibbane ah.
oktoobar [m.l]
Sanad qorraxeedka bishiisa tobnaad.