tobograafiyad
(m.dh)ld tobograafiyo¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tobograafiyad ↴
tobograafiyo [m.dh]
1. Qoraal faaahfaafsan iyo muuqaallo muujinaya dhismaha iyo samayska dhul gaar ah. 2. Cilmiga lagu barto qaab dhismeedka dhulka. ld tobograafiyad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg