tobograafiyo
(m.dh)

1. Qoraal faaahfaafsan iyo muuqaallo muujinaya dhismaha iyo samayska dhul gaar ah. 2. Cilmiga lagu barto qaab dhismeedka dhulka. ld tobograafiyad.

tobograafiyo
(m.dh)

(juqr.) Qeexid faah-faahsan ama bandhig muuqaallobe-deed, dabiici iyo sanaaci, labadaba ee meeleed, sidaasoo kale ayaa laga rabaa khariidad, toobograafiyeed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tobograafiyo

tobograafiyad [m.dh]
ld tobograafiyo¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg