toddobaadle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Joornaal, wargeys iwm oo toddobadii beri mar soo baxa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toddobaadle

jariidad [m.dh] (-raa'id, m.l)
Wargeys toddobaadle ama ka badan oo lagu soo bandhigo maqaallo waxyaalo kala duwan ka hadlaya iyo xayeysiis. ld jariido.

toddobaad [m.l]
1. (t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada. 2. Toddoba beri oo isku xigta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg