toddobaatamaad
(m.l.t.j)

ld toddobaata-naad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toddobaatamaad

toddobaatanaad [m.l.t.j]
1. Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan. 2. Sannada-ha u dhexeeya toddobaatanka iyo siddee-tanka. ld toddobaatamaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg