togox
(m.l)Dhexyaraanta qof dhex yaryahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh togox ↴
tog [m.l] (-gag, m.l)
Meel godan oo biyo mareen ah.
tog [m.l] (-gag, m.l)
(juqr.) Biyo mareen lama degaan kaa soo badanaa engegan, oo biyo leh kaliya xilli roob badan kaddib. Togaggu waxay guud ahaan ku baaba'aan lamadegaanka dhexdiisa, waxa laga yaabaa inay ka siilaabmaan lamaddegaanka laftiisa, ama dhalaalidda barafyada ee buuro fog.
tog [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Wax kala taagid. 2. (f.mg) Tog ku dhex socosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg