tolid
(m.f.dh)

eeg tol². ld tolniin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tolid

unko [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-kaday, -katay)
Weel toliddiisa ama caw, harrar iwm falkintooda billaabid.

dabakar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Maro, cad maro kale ah ku tolid.

dhaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Neef qoob ka xirid si aanu u cararin. 2. Dheri, xeero, burjiko iwm tolid. 3. Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.

dumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Maro dun ku dul tolid si loogu qurxiyo.

fasil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2).

harqaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay)
Dhar makiinad ku tolid.

hud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Dhar dillaacsan tolid.

huluuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.

hun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay; -umi)
Maro duug ah tolid.

kar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Wax sameyntooda awood u yeelasho. 2. (f.g) Meel dillaacsan wax ku dul tolid. 3. (f.mg) Hoore burid. 4. (f.mg) Wax muggooda kordhin. 5. (f.mg) Moos iwm bislaansho. 6. (f.mg) Middi af yeelasho.

tol [m.l] (-lal, m.l)
1. Dad xiriir wada dhalasho amo sheegasho ka dhexeeyo. 2. Qaran.

tol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
1. Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax is kula qabasho. 2. Hal ilmo diiddey qallacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg