tolon
(m.l) (-ommo/-lmo, dh)

ld tolan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tolon

macawis [m.dh] (-syo, m.l)
Maro, inta badan midabbo leh, labada daraf iskaga tolon oo raggu qaarka hoose ka xirtaan.

tolan [m.l] (-anno, m.dh)
Liilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo. ld tolon.

tol [m.l] (-lal, m.l)
1. Dad xiriir wada dhalasho amo sheegasho ka dhexeeyo. 2. Qaran.

tol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
1. Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax is kula qabasho. 2. Hal ilmo diiddey qallacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg