toobiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Jid toosan oo aan leexleexad lahayn; waddooyin meel wada taga tan ugu gaaban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toobiye

qallaal [m.dh]
Waddo aan toobiye ahayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg