tooci
(m.l)Bannaan furan oo aan lahayn gabbaad.
tooci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax xoog u ereyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tooci ↴
toocin [m.f.dh]
eeg tooci².
too [mu.ac.dh]
kuwo, w 1. Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama. 2. ld mid. Tus. “Roob iyo barwaaqo toona ma arag”.
Too [mu.ti.dh]
Mgacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg