tooree
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-reeyay, -raysay)1. Nafley toore samayn. 2. Xoolo badan si isdaba joog ah u socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tooree ↴
toorayn [m.f.dh]
eeg tooree.
toor [m.l]
1. Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay. 2. Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.
toor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Bun duban, caano, daango iwm isku darid. 2. Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg