tooro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)1. Bun duban caano, daango iwm ku darasho. 2. Beer, hilib iyo xayr isku shiilasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tooro ↴
toorasho [m.f.dh]
eeg tooro.
too [mu.ac.dh]
kuwo, w 1. Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama. 2. ld mid. Tus. “Roob iyo barwaaqo toona ma arag”.
Too [mu.ti.dh]
Mgacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg