tulux
(m.dh)

Buro weyn oo oogada ka baxda.

tulux
(m.dh)

(daaw.) Gal aan caadi ahayn oo ay biyo ama wax kale ka buuxaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tulux

taabasho [m.dh]
(daaw.) Hab baaritaan qayb ka mid ah jirka ayadoo si taxaddar leh lagu dareemayo gacamaha iyo faraha fooddoo-da. Taabashada waxa marar badan lagu kala sooci karaa barar adke ah iyo mid tulux ah. Taabashada waxa kale oo loo isticmaalaa in lagu ogaado jiritaanka ilmo uurka ku jira. ld taabad taabad

tulux-ugxeeye [m.l]
(daaw.) Kiish biyo ka buuxaan, mid ama ka badan, oo ka dhex sameysma ugxeeyaha.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg