uursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-amaa, -amayd)Qof uurfiyow ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uursan ↴
uruursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld aruursan.
uruursanaan [m.dh]
ld aruursanaan.
uruursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aruursanaan.
uursamaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uursan. ld uursa-maansho.
aruursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax kala firirsanaa oo meel isugu yimid ahaansho. 2. Ku a.: wax, wax kale ee uu geli karo ku libirsan ahaansho. ld urursan.
aruursanaan [m.f.dh]
eeg aruursan. ld aruursanaansho, urursanaan, urursanaansho, uruursa.
aruursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aruursanaan.
burtuursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Soor wax burtuur yeeshay ahaansho.
burtuursanaan [m.f.dh]
eeg burtuursan. ld burtuursanaansho.