waajihi
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)ld wejihi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waajihi ↴
waajihid [m.dh]
ld wejihid.
waajihin [m.dh]
ld wejihin.
wejihi [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax, wax kale qaabisiin. 2. Cid meel ama cid kale aaddin. ld waajihi.
wejihid [m.f.dh]
eeg wejih. ld waajihid, wajahid.
wejihin [m.f.dh]
ld waajihin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg