waalay
(m.l) (-yo, m.dh)Qaalin, dib markii ugu horraysay qooqay; qooqan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waalay ↴
waalaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waalayso.
waalayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Waalo cayaarid.
qaylad [m.l]
Orgi waalay ah.
waal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
1. Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid. 2. Is w.: qof waalan iska dhigid. 3. Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg