wabxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Xoolo biyo ka dhergin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wabxi ↴
wabaxsasho [m.dh]
eeg wabaxso. ld wabxib.
wabxid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wabax². ld wabaxsasho.
wabxin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wabxi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg