waddo-caanood
(m.dh)

Waddo isku xirta guriga iyo xerada geela. ld waddo-hunguri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waddo-caanood

waddo-hunguri [m.l]
ld waddo-caanood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg