wareer
(m.l)Madax-xanuun; madaxwareer.
wareer
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)1. Cid madax-xanuun dareemid. 2. Cid dayoobid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wareer ↴
jaahwareer [m.l]
1. Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo. 2. ld jaahwareerid. jaahwareerid
jaahwareer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawareer². jahawareer
jaahwareeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid qas iyo shaki gelin. ld jahawareeri. jahawareeri
jaahwareerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareer². ld jaahwareer¹ (2), jahawareer¹, jahawareerid. jaahwareer, jahawareer, jahawareerid
jaahwareerin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareeri. ld jahawareerin. jaahwareeri, jahawareerin
jaahwareersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax jaahwareeray ahaansho. ld jahawareersan. jahawareersan
jaahwareersanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareersan. ld jaahwareersanaansho jaha-wareersanaan. jaahwareersanaansho, jahawareersanaan
jaahwareersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jaahwareersanaan. jaahwareersanaan
caado wareer [m.dh]
Waa nooc xanuun caado dumarka intooda badan la kulmaan inta ay noloshooda jirto. Erayga caafimaad ahaan loogu isticmaalo waa dysmenorrhoea. anuunka uu keeno caadaada dhiigga waxaa laga dareemi karaa qaybta hoose ee calooshaada laakin waxuu ufaafi karaa dhabarkaaga iyo cajiradaada.
saaqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qmay, -qantay; -qmi)
Wax wareersan noqosho.