wareerin
(m.f.dh)

eeg wareeri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wareerin

jaahwareerin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareeri. ld jahawareerin. jaahwareeri, jahawareerin

asqaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Cid wax aqsaysan ka dhigid. 2. Cid hadal ku wareerin. ld aqsaysii.

daandaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Feer, laad iwm cid ku wareerin.

dhaqanwareerin [m.f.dh]
eeg dhaqanwareeri. ld dhaqanwareeris¹.

jahawareerin [m.dh]
ld jaahwareerin.

wareer [m.l]
Madax-xanuun; madaxwareer.

wareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid madax-xanuun dareemid. 2. Cid dayoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg