wareersan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax wareeray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wareersan

jaahwareersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax jaahwareeray ahaansho. ld jahawareersan. jahawareersan

jaahwareersanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareersan. ld jaahwareersanaansho jaha-wareersanaan. jaahwareersanaansho, jahawareersanaan

jaahwareersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jaahwareersanaan. jaahwareersanaan

saaqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qmay, -qantay; -qmi)
Wax wareersan noqosho.

saaqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan. saaqid

daandaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax wareersan ahaansho (nafley).

dhaqanwareersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhaqanewareeray ahaansho.

dhaqanwareersanaan [m.f.dh]
eeg dhaqan- wareersan. ld dhaqanwareersanaansho.

dhaqanwareersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dha- qanreersanaan.

heedaddaan [m.l]
1. Socod tartiib ah oo qof wareersani socdo. 2. ld heedaddaamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg