wari
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

War cusub tebin. ld weri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wari

xabawari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo iyadoo aan la nasin socod dheer oo aan kalago' lahayn wadid.

xabawarin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabawari. ld xabawaris.

xabawaris [m.l]
ld xabawarin.

biyadhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.

cawarid [m.f.dh]
eeg cawar². ld cawaraad, cawiraad, cawirid.

dawari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhumay baadi goobid. ld daweri, dawri, deweri.

dawarid [m.f.dh]
eeg dawar². ld dawar¹, dewer¹, dewerid.

dawarin [m.f.dh]
eeg dawari. ld dawerin, dawrin, dewerin.

ismoogeysiis [m.l]
1. Wariiri. 2. ld ismoo-geysiin.

maris [m.l]
1. Saabuun m. ah: saabuun adag oo dharka lagu dhaqdo. 2. Shimbir yar oo mucjisad leh; waxay si layaab leh ugu hoggaamisaa ninka herinka ah oo keliya, ugaar, habar dugaag, halaqa qaar ka mid ah, malabka shinnida iwm. Waris, buli, shimbir malab. 3. ld marin².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg