warra'
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)1. Fal samayntiisa laga xishoodo oo qofka sharaf dhaca u keena; ceebi. 2. Luggooyo; hungo. 3. Garabmar; dhinac ka dhaaf.
warra'
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rra'ay, -rra'day)1. Sharaf dhac la kulmid. 2. Ku w.: ku hungoobid; ku luggo'id. 3. Garabmarid; dhinac ka dhaafid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warra' ↴
warra' [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Fal samayntiisa laga xishoodo oo qofka sharaf dhaca u keena; ceebi. 2. Luggooyo; hungo. 3. Garabmar; dhinac ka dhaaf.
warra' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rra'ay, -rra'day)
1. Sharaf dhac la kulmid. 2. Ku w.: ku hungoobid; ku luggo'id. 3. Garabmarid; dhinac ka dhaafid.
warra'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid sharaf dhac gayeysiin.
warra'id [m.f.dh]
eeg warra'².
warra'in [m.f.dh]
eeg warra'i. ld warra'is.
warra'is [m.l]
ld warra'in.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg