waxarey
(m.dh)Ukunta shinnida iyo dhurdaha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waxarey ↴
waxar [m.l] (-ro, m.l)
Orgiga yar.
waxar [m.dh] (-ro, m.l)
Dhasha riyaha tooda yar.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg