waxgaradnimo
(m.dh)

Caaqilnimo; waxgarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waxgaradnimo

xaajayaqaan [m.l]
Nin waxgaradnimo iyo waayo-aragnimo isku darsaday.

uurkummaanle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof waxgaradnimo iyo caqli badan leh oo la moodo in uu la socdo waxa qofka la hadlayaa ku fekerayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg