waxmatare
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)Qof aan karti iyo waxqabad lahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waxmatare ↴
hunnati [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Sun qatar ah. 2. Waxmatare.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg