waxyaqaan
(m.l)

waxgarad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waxyaqaan

qaryaan [m.l]
1. Dadka u faaliya ama xiddigaha wax uga sheega ama si kale oo been ah wax uga cuna (qof); kaahin. 2. Waxyaqaan; abwaan.

waxgarad [m.l]
1. Qof garaad ama caqli leh; waxyaqaan. 2. Dad garaad leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg