wed
(m.l)Geeri; dhimasho. ld wad.
wed
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Wax dilid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wed ↴
wad [m.l]
ld wed¹.
waddar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid si khayaano ama xoog badan ku dilid. 2. Ambin; luggoyn. ld wedder².
waddarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waddar². ld waddar¹, wedder¹, wedderid.
had [m.dh]
1. Dhimashada. 2. Wed. 3. ld hed.
malag [m.l] (-laa'ig, m.dh)
1. Mid ka mid ah uunka, oo laga abuuray nuur iyo iftiin. 2. Malag loo soo diro nafleyda in uu nafta ka qaado. 3. Dhimasho; wed. ld meleg¹.
malakamawd [m.l]
1. (dii.) Malag Eebbe u soo diro nafleyda in uu nafta ka qaado; malag. 2. Wed; dhimasho.
marsoobbax [m.l] (-xyo, m.dh)
Nooc halaqa ka mid ah, waabaayo halis ah leh oo dhif iyo naadir loo arko; wed-lasoobax; abris.
wadki-arag [m.l]
Cantalyaa, coomaadi. ld wedki-arag.
w [m.dh]
(wa') Xarafka kow iyo labaatanaad ee
alifbada af soomaaliga waana shibbane.).