weri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)ld wari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weri ↴
dardaarweri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U d.: qof u sheegid dareen iyo dhibaata xun oo ku soo socota.
dardaarwerin [m.f.dh]
eeg dardaarweri. ld dardaarweris.
dardaarweris [m.l]
ld dardaarwerin.
daweri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dawari.
dawerin [m.dh]
ld dawarin.
deweri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dawari.
dewerid [m.dh]
ld dawarid.
dewerin [m.dh]
ld dawarin.
wari [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
War cusub tebin. ld weri.
warin [m.f.dh]
eeg wari. ld waris, werin, weris.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg