weydaarsan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)Wax, wax kale dhaafsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weydaarsan ↴
tacaddi [m.l]
Wax lagu kaco oo xaqa weydaarsan; waxyeello; gardarro; xumaa-to. ld dacati.
weydaarsanaan [m.f.dh]
eeg weydaarsanaan. ld weydaarsanaansho.
weydaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld weydaarsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg