weysii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

ld waasii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weysii

waasii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiay, -iisay)
Cid wax ay heli lahayd gefsiin. ld weysii.

waasiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waasii. ld weysiin.

daaweysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld daawee.

daaweysiin [m.dh]
ld daaweyn.

daweysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld daawee.

daweysiin [m.dh]
ld daaweyn.

weysiin [m.dh]
ld waasiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg