wif
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)Erey tilmaama dhawaaqa wax sida wiifowga u wareego.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wif ↴
wiflee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Orod iyo socod tiro badan samayn.
wifleyn [m.f.dh]
eeg wiflee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg