wiir
(m.dh) (-rar, m.l)Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.
Wiirsi*
cid ku jeesjeesid; ku digasho, ama naynaas xun ugu yeerid.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Wiirsi*
cid ku jeesjeesid, ku digasho, ama naynaas xun ugu yeeris.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiir ↴
maqaawiir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad xigmad, awood iyo sharaf ku dhantahay oo wax hoggaamin kara.
taswiir [m.dh]
ld masawir.
wiirawiire [m.l]
1. (c.fal.) Harkii kolka qorraxdu dhinacna diiddo. 2. Dhibaato kasta oo kulul.
wiirawiiro [m.l]
1. Nooc shimbirada ka mid ah. 2. Nooc ciyaaraha ka mid ah; wiiro. 3. ld wiirawiire.
wiiro [m.dh]
1. Xumaan uurka la isugu hayo; utun. 2. Cayaar beeralaydu tumato oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka.
wiirsasho [m.f.dh]
eeg wiirso.
wiirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ku w.: cid ku jeesjeesid; ku digasho.