wirwir
(m.l)1. Dhalanteed. 2. Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay. 3. ld wirwirid.
wirwir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Wakhti qorraxdu aad u kulushahay socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wirwir ↴
dhaandabaggaale [m.l]
Dhaldhalaal biyo la moodo oo samaysma marka milicda kulul ee qorraxdu ku dhacdo meel yara durugsan; wirwir.
dhan-dabaggaalle [m.l]
Dhalaal hirar ah, biyo la moodo oo samaysma markakulka badan ee qorraxdu dhulka ku dhaco; wirwir; dhalanteed.
wirwirid [m.f.dh]
eeg wirwir². ld wirwir¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg