wow
(m.l)Magac carbeed oo tilmaama xarafka “w”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wow ↴
awow [m.l]
ld awoowe.
daawow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Wax cudur ka bogsaday noqosho. 2. Wax illaaway noqosho. ld dawow.
dawow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-woobay, -wowday)
ld daawow.
dhawow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-waadday, -waatay)
ld dhowow.
dhowow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-waaday, -waatay)
1. Cid si martinnimo iyo xurmo leh meel u fariisasho. 2. Soo dh.: cid meeshii ay joogtay meel ka sokeysa imaansho. ld dhawow.
geed-awow [m.l]
ld geed-abo.
quwow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Quwo helid.
w [m.dh]
(wa') Xarafka kow iyo labaatanaad ee
alifbada af soomaaliga waana shibbane.).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg