xaabsi
(m.l)ld xaabsasho. xaabsasho
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaabsi ↴
xaabsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaabso. ld xaabsad, xaabsi. xaabsi, xaabsad, xaabso
xaab [m.l.w]
1. Caleemaha dhirta oo inta engega geedka hoostiisa ku soo daata. 2. Uurkujir (oogada nafleyda). 3. Wax walba intooda xun.
xaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xaabo cunid (nafley). 2. Wax qaali ah ama wax aan qaali ahayn, urursasho. 3. Wax ururin. 4. Qashin iyo wax u eg cunid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg