xaadin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xaadi. xaadi
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaadin ↴
dhexdhexaadin [m.f.dh]
eeg dhexdhexaadi. ld dhexdhexaadis.
kul-dhexdhexaadin [m.l] (-lal ..., m.l)
(fiis.) Tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah la dhexdhexaadiyo.
xaad [m.dh]
Timo jilicsan oo oogada dadka ka soo baxa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg