xaadiris
(m.l)ld xaadirin. xaadirin
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaadiris ↴
xaadir [m.l]
1. Meel joogid (qof); jooge.
2. Haatan.
xaadir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof meel ku sugnaan ama tegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg